Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab Qorshaynayay inay Weeraraan Wisil oo iyaga La Weeraray

Alshabaab Qorshaynayay inay Weeraraan Wisil oo iyaga La Weeraray

0

wararka ka imaanaya deegaanka Qararow ee koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Galmudug ay xalay Howlgal qorshaysan ka fuliyay meel lagu magacaabo Godyaanyo oo degaanka Qararo u jirta 210km.

 

 

isla markaana ay ku burburiyeen Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxshey oo ay doonayeen in Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah.

Saraakiisha Daraawiishta iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Qararow ayaa xaqiijiyay inay Howlgalkaan xalay saqdi dhexe uu dhacay isla markaana lagu guulaystay.

Ad
Previous articleAskari Ka Tirsanaa Ciidamada Ruushka oo inta laqabtay Laga Duubay Muuqaal asagoo Ladilaayo
Next articleXog: Ma laga socon karaa Maamulka Koonfurgalbeed ee Diiday In Xildhibaanadiisa Lasiiyo Shaahdada?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here