Home Wararka Maanta Alshabaab Qorshaynayay inay Weeraraan Wisil oo iyaga La Weeraray

Alshabaab Qorshaynayay inay Weeraraan Wisil oo iyaga La Weeraray

0

wararka ka imaanaya deegaanka Qararow ee koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada Daraawiishta Galmudug ay xalay Howlgal qorshaysan ka fuliyay meel lagu magacaabo Godyaanyo oo degaanka Qararo u jirta 210km.

 

 

isla markaana ay ku burburiyeen Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxshey oo ay doonayeen in Maleeshiyaadka Al-shabaab ku dhibaateeyaan dadka shacabka ah.

Saraakiisha Daraawiishta iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan Qararow ayaa xaqiijiyay inay Howlgalkaan xalay saqdi dhexe uu dhacay isla markaana lagu guulaystay.

Ad