Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo xalay Weeraray Godinlabe oo Galgaduud ka Tirsan

Alshabaab oo xalay Weeraray Godinlabe oo Galgaduud ka Tirsan

0

Ururka Alshabaab ayaa xalay saqdhexe weeraray Kontoroolka Laga Galo Godinlabe oo ka Tirsan Galgaduud.

Wararka aan Halkaasi ka heleyno ahaa sheegaya in xalay Saqdhaxe ay Weerar ku Soo qaadeen Shabaab Xubna ka Tirsan Kontaroolka Koofureed degmada Godinlabe ee gobolka Galgaduud.

Kooxda Alshabaab ayaa rasaas ku furtay barta kontorool ee dhanka Mareergur, waxaana muddo kooban oo ay halkaas ku sugnaayeen dib uga laabteen.

Dadka Deegaanka oo Saaka La hadlay Warbaahinta Mudug24, Ayaa sheegay inay Soo Wajahday Cabsi xoogan oo dhanka Alshabaab ay ka qabaan.

Ad
Previous articleDowladda Shiinaha oo Muqdisho ka soo dajisay Daawo ku saabsan COVID-19
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo Furay Shir ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka {SAWIRO}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here