Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Furay Shir ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Furay Shir ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka {SAWIRO}

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Muqdisho ka furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka.

Shirkaan waxaa ka qqeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya , uruada Bulshada rayadka iyo Xubna kala gadisan  waxaana diirada lagu saaray taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada xilliga kala guurka.

Ra’isul wasaare Rooble oo Shirkaan Furay ayaa soo jeediyay in laga shaqeeyo dhamaan Dhisamaha Dowladnimada, maadaama qorshahaan yahay in la yegleelo Dowlad cusub oo curdun ah.

Ad
Previous articleAlshabaab oo xalay Weeraray Godinlabe oo Galgaduud ka Tirsan
Next articleDhageyso Ra’isul Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay Muranka doorashada Fariina udiray DG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here