Home Wararka Maanta Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degaanka Nuur Dugle

Alshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Degaanka Nuur Dugle

0

Wararka laga helayo deegaanka Nuur Dugle oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaa saaka Al-shabaab weerar ku qaadeen isla markaana uu dagaal culus dhex maray iyaga iyo ciidamada deegaanka ee Macawisleyda loo yaqaanno.

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee dagaalka ka dhashay, balse wararka ayaa sheegaya in la maqlayay rasaas xooggan oo labada dhinac is waydaarsanayeen.

Halkaan kala soco faahfaahinta dagaalkaas iyo wararka ku soo kordha

Ad
Previous articleAlshabaab oo Weerar Culus ku Qaaday Deegaanka Ceel lahelay oo Shalay laga Qabsaday
Next articleRaysulwasaare Xamse oo kulan la qaatay Farmaajo Maxay kawada Hadleen?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here