Ninkaan oo magaciisa lagu sheegey awtukaaw ayaa xalay waqti dambe shabaab ku gowracdey awdiinle sababta ay u gowraceena waxaa lagu sheegey wiilkiisa oo ka mid ahaa istaafka gudoomiyaha awdiinle ayaa ku dhintey miino ay AS udhigeen gaari cabdibile ahaa oo dhaman askartii saarneyd oo dhan ay ku dhinteen dabayaqadii 2024ti.
Kooxda Alashabaab ayaa odeyga so wacay waxayna dhaheen ma duugi kartid wiilkaga hadii aad duugtana wanku dileynaa odeygii hadalkoda wuu diidey wuuna duugtey wiilkiisa mudo kadib caawa ayey uso galeen gurigiisa awdiinle kuyaala madaxa ayeyna ka jareen.
Dhacdadaan ayaa Fajac ku noqotay Dadka degaanka ayagoo si wayn u hadal haaya maantay.
Ad