Home Wararka Maanta Alshabaab oo sabab yaab leh Xalay u Gowracda oday wayeel ahaa

Alshabaab oo sabab yaab leh Xalay u Gowracda oday wayeel ahaa

0

Ninkaan oo magaciisa lagu sheegey awtukaaw ayaa xalay waqti dambe shabaab ku gowracdey awdiinle sababta ay u gowraceena waxaa lagu sheegey wiilkiisa oo ka mid ahaa istaafka gudoomiyaha awdiinle ayaa ku dhintey miino ay AS udhigeen gaari cabdibile ahaa oo dhaman askartii saarneyd oo dhan ay ku dhinteen dabayaqadii 2024ti.

Kooxda Alashabaab ayaa odeyga so wacay waxayna dhaheen ma duugi kartid wiilkaga hadii aad duugtana wanku dileynaa odeygii hadalkoda wuu diidey wuuna duugtey wiilkiisa mudo kadib caawa ayey uso galeen gurigiisa awdiinle kuyaala madaxa ayeyna ka jareen.

Dhacdadaan ayaa Fajac ku noqotay Dadka degaanka ayagoo si wayn u hadal haaya maantay.

 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleCiidamada Itoobiya oo lagu Jabiyay Dagaal Qaraar oo dhacay
Next articleHanti dhowraha guud ee Qaran Soomaaliya oo isagii Maxakamad looga Yeeray