Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo Saaka Weerar ku Soo qaaday Deegaanka Baxdo ee Galgaduud

Alshabaab oo Saaka Weerar ku Soo qaaday Deegaanka Baxdo ee Galgaduud

0

Wararka ka imaanayo degmada Baxdo ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ay saakay weerar kusoo qaadeen kooxda Al Shabaab.

Dagaal xooggan ayaa ka socdo hadda gudaha magaalada, kooxdan waxey iska caabin lala kulmeysaa dadka deegaanka iyo culimada Ahlu sunna oo magaaladan ku sugan.

Magaalada Baxdo waxey ka mid tahay magaalooyinka gobolada dhexe ee cilmiga loo doonto, waxaana ku yaallo goobo lagu raacdo kitaabada iyo xarumo lagu barto Qur’aanka.

Ad
Previous articleCiidamada Booliska Galmudug oo Ku Warejiyay Puntland Gaari puntland laga Soo Dhacay( Sawiro)
Next articleAlshabaab oo Laga Saaray Degmada Baxda oo Saakay ay weerar Ku Qaadeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here