Home Wararka Somaliya Alshabaab oo Laga Saaray Degmada Baxda oo Saakay ay weerar Ku Qaadeen

Alshabaab oo Laga Saaray Degmada Baxda oo Saakay ay weerar Ku Qaadeen

0

 

Dagaalka ayaa hada Soo dhamaaday Magaalada Baxda ee gobolka galgaduud waxaan alshabab la gasaaray inta badan aagii dagaalku ka bilowday subixii hore ee saakay.

Dadka deegaanka oo iyagoo hurdaya dagaalka ku soo toosay ayaa hada guriyii ka soobaxay ka dib markii xabadii ay dhinac iskugu badatay.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Saaka Weerar ku Soo qaaday Deegaanka Baxdo ee Galgaduud
Next articlePSF oo bilowday inay Qorato Ciidamo Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here