Home Wararka Maanta Alshabaab oo Laga Saaray Degmada Baxda oo Saakay ay weerar Ku Qaadeen

Alshabaab oo Laga Saaray Degmada Baxda oo Saakay ay weerar Ku Qaadeen

0

 

Dagaalka ayaa hada Soo dhamaaday Magaalada Baxda ee gobolka galgaduud waxaan alshabab la gasaaray inta badan aagii dagaalku ka bilowday subixii hore ee saakay.

Dadka deegaanka oo iyagoo hurdaya dagaalka ku soo toosay ayaa hada guriyii ka soobaxay ka dib markii xabadii ay dhinac iskugu badatay.

Ad