Home Wararka Maanta Alshabaab oo Guud ahaan Laga Saaray deegnaaka Shabeeloow kadib Markii…(Sawiro)

Alshabaab oo Guud ahaan Laga Saaray deegnaaka Shabeeloow kadib Markii…(Sawiro)

0

Ciidamada dowlada iyo kuwa deeganka ayaa guud ahaan la wareegay deeganka Shabeelow kadib markii kooxda Alshabaab isaga Baxeen  dhufeysyadii ay ku lahaayen halkaas.

Alahabaab Iyo Ciidamada Dowlada Majirin Wax Dagaal ah oo Dhexmaray Alshabaab ayaana Isaga Baxay Xalay Deegaanada iyo Fariisimihii Waawaynaa ee ay ku lahaayeen Deegaanka Shabeeloow.

Shabeeloow ayaa Bilo Ka Hor Waxaa Ka Dhacay Dagaal Qaraar oo labada Dhinac soo Kala Gaarsoiyay Khaasaaro Ba,an intaas Wixii ka fanbeeyey Waxaa Lagalay Xili Roobaad Mana Jirin Dagaal Dhacay.

Shalay ayayciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Kuwa Gor Gor oo Kaa dhanaaya Macawislayda Deegaanku Waxay ay Howlagal Dhowr Jiho ah ka Bilabaabeen Koonfurta Gobalka Mudug Taas oo Alshabaab ku Qasabtay inay Xalay ka Guuraan Shabeeloow.

Dhanka kalr Ciidamada Dowlada iyo kuwa Deegaanka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa kaabiga Ku Haaya Magaalada Caad oo Alshabaab Wali joogaaan.

Uma Badna inay Alshabaab Ku Dagaalamaan Koonfurta Gobalka Mudug Madaama aya ka Baxeen Saldhigii ugu Waynaa ee Ay Halkaas ku Lahaayeen Taas ahayd Howdka Shabeeloow.

 

Ad
Previous articleTirada wariyaasha tebinayay dagaalka Qasa ee la dilay oo la shaaciyay
Next articleWiilka Madaxweyne Xasan Shiikh oo lagu Qasbay inuu ku laabto Turkiga Si loo Maxkamadeeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here