Home Wararka Maanta Alshabaab oo Dhexdoodu Dagaal Amiiro ku dhinteen Dhexmaray

Alshabaab oo Dhexdoodu Dagaal Amiiro ku dhinteen Dhexmaray

0

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal la sheegay inuu maanta Al-shabaab ku dhexmaray degaanka Moodo Moodo ee gobolka Bay.

C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in dagaalkaas uu dhexmaray ciidamo kala taabacsan labo sarkaal oo ka wada tirsan Al-shabaab.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASIIRKA EE LAGU FAAHFAAHIYEY DAGAALKA

Moodo Moodo ayey Khawaarij maanta Isku leysey 2 Amiir oo ayaa ka mid ah kuwa bakhtiyey sababtuna deegaankaaga cuntada ka jar keygana u daa.

Cilmiga Khawaarijta waxaa ka mid ah deegaanada KGS hala cunaqabateeyo oo yuusan gaari gelin isla gawaaridaas Gobol kale ha aado.

Waa yaabe wiilasha Khawaarijta ee ka soo jeeda Koofur Galbeed wax ma fahmaan miyaa.

Waxaa kaloo culuumtooda ka mid ah shirkad hebel oo isgaarsiinta ka tirsan yaan shidaal u tagin lana shidin isla anteeno kale oo ka taagan agteeda hala isticmaalo oo ha shidnaato.

Dadka Soomaaliyeed oo qaldaayaan kuna shaqeysanaayaan dhiig ma lahan miyaa waa yaabe

Naar hoobi galaasang tiinbada, laaya kuwa raba iney ayeeyooyinkiina baahi ku dilaan.

Anagana shaqadeena waa idinka qabsaneynaa idanka Ilaahey.

Ad
Previous articleCabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi mar labaad loo magacaabay guddoomiye Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Next articleWAR DEG DEG AH: Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay inay Dishay Horjooge Sare Daahir Calasoow kadib Dagaal Faraha Looga Gubtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here