Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab oo Dagaal Culus ku qaaday Goobo oo ku Dhow Maxaas iyo...

Alshabaab oo Dagaal Culus ku qaaday Goobo oo ku Dhow Maxaas iyo Dagaalka oo Wabxo ku Fiday

0

Goobo oo ah agaha Maxaas ayay Alshabaab soo weerareen Caawa, waxaasa Cajiib ah in Ceelgorof loo daba maray.

Dagaal ayaa hadda xoogiisa waxa uu ka socdaa Wabxo darafkeeda xagan Ceelgorof soo jiro

Dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada degaanka ee loo yaqaano macawisley iyo Kooxda Al-shabaab.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalka, waxaana degmada Maxaas laga maqlayaa rasaas iyo qaraxyo la isku adeegsanayo.

Dhinaca kale, ciidamada amniga magaalada Beledweyne ayaa caawa xabsiga dhigay odoyaal dhaqan oo la sheegay iney Al-shabaab la macaamileen, waxaana lagu wadaa in la horgeeyo cadaaladda, sida ay xaqiijiyeen ilo amni oo ku sugan magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Ad
Previous articleMareykanka oo dhex dhexaadinaya Israa’il iyo Falastiin iyadoo dilal badan ay dhowaan dhaceen
Next articleBoondow lagu Soo Rogay Muqdisho iyo Dowlada oo Sababta Ka Hadashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here