Liiska Cusub Iyo Xildhibaannadii Ka Dambeeyey In Farmaajo Ku Darsado 2 sano.
Golaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo kahor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada rayidka iyo xataa beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Yurub iyo Mareykanka.
Goobjoog Baabisay liiska Xildhibaannada keenay isla markaana saxiixay mooshinka jiheynta doorashada.
Liiska waxaa soo saaray marka laga reebo tirada guud, haweenka, inta wadata dhalasho kale iyo xataa maamul goboleedyada ay ka yimaadeen, waana sidan:
(1). Tiro ahaan waa 41 keliya.
(2). Liiska inta saxiixday 50% waa haween oo ku tuseysa in Farmaajo u adeegsaday dumarka oo ah kuwa looga tiro badan yahay aqalka.
(3). Xildhibaannada 18% waxay heystaan baasaboorrada Mareykanka iyo Yurub oo laga yaabo iney cunaqabateyn wajahaan.
(4). Marka maamul goboleed ahaan loo fiiriyo Xildhibaannada mooshinka keenay waa sida:
Jubbaland(7) Xildhiban, Koonfur Galbeed(14) Xildhibaan, Hirshabeelle(3) xildhibaan, Galmudug(3) xildhibaan, Puntland(2) xildhibaan iyo Somalinad(11) xildhibaan.
Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaannada Keenay Mooshinka Jiheynta Doorashada ee Farmaajo loogu daray 2 sano.
Dahir Amin Jesow
Samra Ibrahim Omar
Ibrahim Isaaq Yarow
Maryan Ahmed Harun
Mohamud Ahmed Isse Run sheeg
Feysal Omar Guled
Asha Kos Mohamed
Farhia Hassan Adan
Rabico Sheikh Nur
Sarha Abudkadir Osman
Malaq Dhayow
Amina Omar Jama
Yurub Ibrahim Rabi
Ikram Yusuf Hersi
Sadia Musa Abdullahi
Abdirahman Ahmed Suge
Abdullahi Osman Duale Sugulle
Bibi Kalif Mohamed
Abudllahi Sheikh Mohamed Bakistan
Abdiaziz Abdullahi Yusuf
Abdullahi Olad Roble
Ahmed Mohamed Jama Irro
Hashim Nur Aden
Qasim Mohamed Jama
Fatah Said Hassan
Osman Haji Ali
Nadifa Farah Jama
Khadra Mohamud Tukale
Sheikh Shacir
Ali Sheikh Abudllahi Afgooye
Hawo Mohamed Aden
Mohamed Ibrahim Abdi
Sahra Omar Malin
Abdullahi sheikh Ismail
Amina Sheikh Osman
Abdirahman Kulmiye Hersi
Sheikh Nur Mohamed
Ali yusuf Osman-Ganey
Nur Sidow Baba-Hassan
Hasaan Ali Mohamed-Amardambe
Yaqub Ali Mohamed
Sida uu sheegay guddoomiyaha golaha waqtigoodu dhamaaday ee shacabka waxaa ogolaaday qararka 149 Xildhibaan, Waxaa jira warar sheegaya in aanu kooramka maalintaa buuxin, taasi oo baaristeeda ay socoto.
Xigasho Goobjoog