Akhriso Tirada Sanatarada ee ilaa Hadda La doortay iyo Deegaanada ay kala yihiin

Doorashada Kuraasta Aqalka sare waxaa ilaa Hadda la doortay  46 Senator waxaana dhiman 8 Senator oo keliya.

1. Gobolada Waqooyi 11 Senator.

2. Dowlad goboleedka Puntland 11 Senator.

3. Dowlad goboleedka Koofur Galbeed 8 Senator.