Home Wararka Somaliya (Akhriso) Qodobadkii Maanta sababay inuu Burburo Shirkii Afisyooni

(Akhriso) Qodobadkii Maanta sababay inuu Burburo Shirkii Afisyooni

0

Qodobada la isku mari waayay iyo kuwa la isla fahmay

Waxaa isku soo dhowaansho laga muujiyay in:

1- Beesha caalamku damiin ( grantore) ka noqoto heshiiska fulintiisana ay damaand qaado
2- in Guddiga doorashada la beddelo.
3- In furitaanka Shirka laga qeyb geliyo saamileyda siyaasadda sida Madaxweynayaashi hore Guddoomiyeyaasha labada aqal.

Waxyaabaha la isla fahmi waayay oo shirka fashiliyay:

1- Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in Gedo loo dhiso maamul Goboleed oo aysan qeyb ka noqon doorashada Jubaland.

Qodobkaan ayaa ahaa mid saaka uu soo kordhiyay madaxweynaha, kaddib markii Wasiirka Arrimaha Gudaha uu shalay la kulmay odayaal ka soo jeeda Gedo

2- in amniga doorashada cidda qaadaneysa laga wadahadlo, Jubaland iyo Puntland waxay soo jeediyeen in Xukuumadda loo dhiibo, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu diiday inuu wareejiyo awoodda amni iyo maamul ee doorashada.

Ad
Previous articleDeg Deg Dhageyso Shirkii Afisyooni oo Burburay iyo Xukuumadda oo Jubbaland iyo Puntland ku Eedaysay arima xasaasi ah
Next article(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo si kulul u Eedeeyay Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here