(Akhriso) Midowga Musharaxiinta oo si kulul u Eedeeyay Farmaajo

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxwsynaha ayaa Si kulul uga hadlay fashilkii La sheegay inuu ku yimid Shirkii Maalimihii la soo dhafay ka soconayay Xerada Afisyooni ee Muqdisho.

 

Musharaxiinta ayaa Farmaajo ku Eedeeyay inuusan rabin Doorasho “Shacabka Soomaaliyeed iyo Midowga Murashaxiinta waxaa u cadaatay in Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday uu carqaladayn joogta ah ku hayo geeddi socodka lagu baadigoobayo doorasho wadar oggol ah oo si nabad ah ku dhacda, iyadoo ujeedkiisu yahay muddo kororsi khilaafsan dastuurka, halisna ku ah xasilloonida dalka, ayaa Lagu yiri Qoraalka.

Halkaan Hoose ka akhriso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*