Qodobada ugu waa wayn War-murtiyaadka shirka.
in la bedelo xubnaha guddiga Doorashada ee doodda dhaliyay.
In guddiga Doorashooyinka ay dhaxdooda iska soo doortaan guddoonkooda.
In Gudoomiyaha Garbahaareey iyo Maamulkiisba uu soo magacaabo Madaxweynaha Jubbaland, in amniga ay sugaan Amisom Boolis ah.
In guddiga doorahada Soomaaliland uu 6Xubnood uu soo magacaabo Gudoomiyaha aqalka sare.
In ciidamada aysan ku milmin siyaasadda.
In 60 Maalmood gudahood ay ku dhacdo Doorashada Soomaaliya.
Arinta Soomaalimad Waxaa hogaaminaya Ra’iisul Wasaaraha asaga oo la tashanaya Gudoomiyaha aqalka iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.
Ad