Akhriso Magacyada Shanta sanater ee Maanta Muqdisho lagu doortay

Doorashada shanta kursi ee kamid ahaa 11 kursi ee gobolada Waqooyi ee dalka oo ka socotay magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay dadka kala ah;

  1. Deeqa Xasan Xuseen
  2. Cabdirisaaq Axmed Cali
  3. Naciima Xasan Xaaji
  4. Saciid Cabdi Xasan Cowke
  5. Abwaan Axmed Ibraahim Maxamed Qorane

Sidaas waxaa ku soo gabagabowday doorashada aqalka sare ee Soomaaliland, sida uu ku dhawaaqay guddiga maamulaya doorashada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*