Home Wararka Somaliya Puntland Ajaanib Ka Tirsanaa Alshabaab iyo Daacish oo lagu Qabtay Puntland

Ajaanib Ka Tirsanaa Alshabaab iyo Daacish oo lagu Qabtay Puntland

0

Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay iney magaalada Boosaaso ku qabteen labo nin oo ah ajaaniib ka soo kala jeeda dalalka Marooko iyo Siiriya.

Booliska oo soo saaray qoraal kooban ayey ku sheegeen in raggan oo laga qabtay Degaan miyi ah oo hoos taga gobolka Bari ay ka tirsanaayeen kooxaha Al shabaab iyo Daacish.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA BOLISKA IYO SAWIRADA RAGGA LA QABTAY

Ad
Previous articleCiidanka Israel oo duqeyn ay dad ku dhinteen ka geystay Konfurta Lubnaan
Next articleMuqdisho:Labo wiil iyo hooyadood oo tooreey ku dilay Aabihii qoyska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here