Afhayeenka Ciidanka Booliska soomaaliya Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo Warbaahinta la hadalay ayaa sheegay in Ciidanka Booliska Somaaliya ay gacanta ku hayaan Shan qof oo loo xiray jirdil ay u geeysteen Muwaadin Turki ah oo shaqalaha diyaarada katirsanaa kaa oo dhawac ka soo gaaray isku dhacaasi,isagoona xusay in ciidamada Booliiska ay baaritaano ku hayaan ragasi loo soo xiray falkaasi, waxa una gacan kahadlaksi yimid kadib markii shaqalaha diyaarada Turkish Airline iyo Rakaabka diyaarada uu muran soo kala dhaxgalay taa oo sababtay in uu gacan ka hadal dhaco
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka