Home Wararka Maanta Boliiska Soomaaliya oo xiray dad lagu eedeeyay inay dhaawacyo gaarsiiyeen shaqaala Turki...

Boliiska Soomaaliya oo xiray dad lagu eedeeyay inay dhaawacyo gaarsiiyeen shaqaala Turki ah

0

Taliiska Ciidanka Booliiska Soomaaliaya ayaa ka warbixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday gudaha diyaarda Turkish Airline xili ay hawada jirtay taa oo dhaxmartay dhalinyaro soomaaliyeed iyo mid kamid Shaqaalaha diyaarada Turkish Airline

Afhayeenka Ciidanka Booliska soomaaliya Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo Warbaahinta la hadalay ayaa sheegay in Ciidanka Booliska Somaaliya ay gacanta ku hayaan Shan qof oo loo xiray jirdil ay u geeysteen Muwaadin Turki ah oo shaqalaha diyaarada katirsanaa kaa oo dhawac ka soo gaaray isku dhacaasi,isagoona xusay in ciidamada Booliiska ay baaritaano ku hayaan ragasi loo soo xiray falkaasi, waxa una gacan kahadlaksi yimid kadib markii shaqalaha diyaarada Turkish Airline iyo Rakaabka  diyaarada uu muran soo kala dhaxgalay taa oo sababtay in uu gacan ka hadal dhaco

Ad
Previous articleDeg Deg Gudiga Doorashooyinka oo ku Dhawaaqay inay Hakiyeen Doorashooyinki
Next articleGuddiga Doorashada oo beeniyay Warqad qoraal ah oo Lagu baahiyay Baraha Bulshada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here