Ku simaha madaxwayanaha ahna Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa u hambalyeeyay sanad guurada Ciidanka Booliska Soomaliyeed oo jirsaday 78 sano!
Madaxwaynaha aya Sareeyeyaasha, saraakiisha, saraakiil-xigeenada Alifleeyda iyo dableyda Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ugu hambalyeeyay sanadguurada 78aad ee aas-aaska ciidanka.
Madaxweyne Ali Eid ayaa Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Gen Xijaar Ku amaanay sida uu u dhisay Ciidanka Islamarkana uu u awood siyay Dhalinyarada Ka tirsan Booliska Soomaaliyeed
Ciidanka Booliska Soomaliyeed waa hooyada ciidamada qalabka sida, waana saldhiga dowladnimada waana sharafta bulshada Soomaliyeed.
Ad