Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Soomaaliland oo shaaciyay in Biri la dooranayo 4 Kursi

Guddiga Doorashada Soomaaliland oo shaaciyay in Biri la dooranayo 4 Kursi

0

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland Oo shaaciyay in malinta barito Oo sabtida ay qabanayaa doorashada kuraasta tirsigoodu yahay
HOP#262
HOP#229
HOP#254
HOP#255.

Guddiga ayaa ku booriyay Goobjagayaasha iyo warbaahinta daneyneysa in ay xaadiraan doorashada in ay isasoo diiwaangaliyaan illaa maanta.

Ad