Home Wararka Somaliya Somaliland Guddiga Doorashada Soomaaliland oo shaaciyay in Biri la dooranayo 4 Kursi

Guddiga Doorashada Soomaaliland oo shaaciyay in Biri la dooranayo 4 Kursi

0

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland Oo shaaciyay in malinta barito Oo sabtida ay qabanayaa doorashada kuraasta tirsigoodu yahay
HOP#262
HOP#229
HOP#254
HOP#255.

Guddiga ayaa ku booriyay Goobjagayaasha iyo warbaahinta daneyneysa in ay xaadiraan doorashada in ay isasoo diiwaangaliyaan illaa maanta.

Ad
Previous articleJubaland oo Warsaxaafadeed kasoo Saartay kulankii Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ee ka qabsoomay Kismaayo
Next articleXerada Hillwayne ee Duleedka Muqdishu oo Alshabaab Xoog kula Waregeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here