War-Saxaafadeed Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ay soo saareen maanta ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan caddaymo muujinaya in Guddigu Xalinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aano u guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.
Waxuu ahaa Qoraal jawaab ku ahay Hadal dhawaan ka soo yeeray Xubnaha Midowga Musharaxiinta oo ay ku sheegeen in La boobayo Kuraasta Golaha shacabka JFS, Xildhibaanada qaarna loo diiday diiwaan galin
Ad