Home Wararka Maanta Guddiga xalinta Khilaafaadka oo u jawaabay Midowga Musharaxiinta

Guddiga xalinta Khilaafaadka oo u jawaabay Midowga Musharaxiinta

0

War-Saxaafadeed Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ay soo saareen maanta ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan caddaymo muujinaya in Guddigu Xalinta Khilaafaadku hor istaagay in uu qabto dacwado iyo go’aano u guddiga gaaray oo aan loo marin habraacii loo dajiyay.

Waxuu ahaa Qoraal jawaab ku ahay Hadal dhawaan ka soo yeeray Xubnaha Midowga Musharaxiinta oo ay ku sheegeen in La boobayo Kuraasta Golaha shacabka JFS, Xildhibaanada qaarna loo diiday diiwaan galin

Ad
Previous articleAmaro la duldhigay Shacabka Degmada Gurceel
Next articleMasuuliyiin ka Tirsan DFS iyo Deeq Bixiyaasha Ayaa Shir ku yeeshay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here