Saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlusunna ayaa sheegay in dadaalladii ay wadeen ee ku aadana in lasoo afjaro colaada in uu fashil kusoo dhamaaday.
Generaal Abshir Aadan labo Afle ayaa sheegay in dhammaan qodobadii ay wadeen in ay diideen Ahlusunna ay sheegeen in marnaba aysan aqbali doonin wax wadahal ah oo ay la galaan maamulka Qoorqoor, maadaama dhawaan lagu qaaday dagaal Culus
Ad