Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Labada Kursi ee Aqalka...

Guddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare

0

Guddiga doorashadda heer Galmudug oo shaaciyay xilliga la qabanayo 2 kursi ee ka dhimanaa Aqalka Sare Somalia.

Maalinta Arbacada ah iyo khamista ayay sheegeen in la qabanayo Diiwaan Galinta 4 Musharax ee ku Tartamayay Labada Kursi.

sidoo kale Maalinta Sabtida ah Ayaa Loo qorsheeyay Hadal Jeedin iyo In ay dhacdo Doorashada Kuraasta ka harsan Aqalka sare.

Ad