Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Aqalka sare ee Harsanaa

Madaxweynaha Galmudug oo shaaciyay Liiska Aqalka sare ee Harsanaa

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay shaaciyay Liiska 2 Kirsi oo ka Harsanaa Aqalka sare ee ka imaanaya Galmudug.

Kursiga ama Liiskaan waxaa ka soo Muuqday Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, oo Maalmihii la Soo dhaafay Shaki weyn Laga qabtay in Kiiskaan uu ka Soo Muuqan karo waxaana Kursiga Kula Tartamayay Cawil Nuur Cali.

Kursiga kale waxaa iyana Ku loo lamaya Cabdi Cusman xareed iyo Mahad Aadan Guuleed

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Finland
Next articleGuddiga Doorashada Galmudug oo ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Labada Kursi ee Aqalka sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here