Bandhig Nabadeedka Buugaagta Gaalkacayo ayaa maanta ka furmay magaalada Gaalkacayo iyada oo ay ka qaybgeleyaan mas’uuliyiinta Federaalka, Puntland, Galmudug, Hoggaanka Dhaqanka, Qorayaal iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan.
Gaalkacayo waxay u dabbaaldegeysaa 5 sanno oo nabad, isdhexgal iyo horumar ah.
Bandhiga Gaalkacayo waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug iyo Puntland waxaana Diirada Lagu saaray isdhegalka Labada dhinac.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad