iyadoo Mudooyinkii la soo dhaafay ay jireen Cabasho ay qabeen dadka ku safra wadada Marta dhanka Xeebta ah ee Gobalka Sh/dhaxe ayaa Cabashada Shacabka ka soo yeertay waxaa ka jawaabay Taliyaha Qeybta 27-aad ee Milateriga Soomaaliya.
Howlgal Maalmo qaatay oo Taliyaha iyo Saraakiil la socday ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Cadale ayaa waxaa Taliyaha Ku wehlinayay Gudoomiyaha Gobalka Sh/dhaxe Axmed Mayre makaraan iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Balcad, warsheekh iyo Cadale.
waxaa dhamaan la bur buriyay Goobihii lagu qaadi jiray Lacagaha sharci darada ahaa waxaana Goob kasta la dhigay Ciidamo ka Tirsan Milateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad.
Halkan ka dhageyso Codka Gen, Axmed Tareedisho
Ad