Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamo Gadoodsan oo xalay la wareegay Qeybo ka mid ah Galgaduud

Ciidamo Gadoodsan oo xalay la wareegay Qeybo ka mid ah Galgaduud

0

Wararka saaka Mudug24 ay ka heshay Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug Ayaa sheegaya in Ciidamo Gadoodsan ay xalay la wareegeen Kantaroorka Konfur ee Galkacyo.

Ciidamadaan Ayaa la wareegay Xarumo Muhiim ah oo Duleedka Galkacyo ku yaala

Waxayna ka cabanaayeen Mushaar la”aan sida Xogta Mudug24 ay Heshay ay sheegayso.

Ciidamadaan Ayaa la tilmaamayaan in sababta ay u gadoodeen ay tahay Cabasho la xariirta Mushaar la”aan, waana Ciidamada Daraawiisha Galmudug.

Wararka qaar Ayaa  sheegaya in Gadoodkaan ay sameeyeen Ciidamada Daraawiishta Galmudug uu salka ku haayo is casilaadii Wasiirkii Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi, Halka wararka Qaarna ay Tibaaxayaan in Ciidamada qaar ee Galmudug la siiyay lacagta Mushaarka Taasna ay sababtay Cabashada Ciidankaan.

Ad
Previous articleWaa Maxay sababta ay isku Khilaafeen Axmed Fiqi iyo Axmed Qoor Qoor ?
Next articleDhageyso Taliska Qeybta 27-aad oo qaaday dhamaan isbaarooyin la dhigay Gobalka Sh/dhaxe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here