Ikraan Tahliil: Dhowr arrimood oo gaar u ah kiiska xasaradda siyaasadeed ka kiciyay Soomaaliya
Hadaba Akhriso Qodobada Xasaasiga ah ee Kiiskaan uu sababay.
1- Khilaaf siyaasadeed
2- Madax xilal ku weysay
3- Dhowr guddi oo baaraya kiiska
4- Qaramada Midoobay oo ka hadashay
5- Sumcadii siyaasadeed ee Farmaajo oo Wax iska badaleen.
6- Farmaajo oo 4 sano iyo Bar ka dib Laga waayay Warbaahinta Dowladda Lana Mid noqday Musharaxiinta Mucaaradka.
7- Ololihii Doorashada Farmaajo oo Miisaankooda Hoos u dhacay.
Ad