Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo La wareegtay Gaadiid Nuuca Dagaalka ah (Sawiro)

Dowladda Soomaaliya oo La wareegtay Gaadiid Nuuca Dagaalka ah (Sawiro)

0

Dowladda Soomaaliya oo Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Munaasabad loogu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb-galay Safiirka dowladda Turkiga iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gashaanndhiga Xukumadda Federaalka ee uu horkacayay Wasiiru-dowlagga wasaaradda Gaashaandhiga Maxamed Cali Xagaa

Gaadiidkaan ayaa Loogu Talagalay in ay ku shaqeeyaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed waana kuwa Gaashaaman.

Ad