Home Wararka Maanta Sana, zamzam Daahir oo lagu doortay aqalka sare

Sana, zamzam Daahir oo lagu doortay aqalka sare

0

zamzam daahir Maxamuud oo ka mid aheed sanatarada aqalka sare ee 4tii sano ee la soo dhaafay ayaa mar kale loo doortay Kursiga aqalka sare ee Galmudug waxayna heshay codka aqlibiyada Baarlamaanka

 

Farxiya maxamed guuled ayaa dhankeeda u tanasushay waxayna sanataradu heshay codadkii ugu badnaa ee xildhibaanada oo ah 89 cod.

mana jirin wax xildhibaan ah oo diiday  inay codkooda siiyaan sanatarada

Ad