Sanater dhagdheer oo ku guulaystay Kursiga 3aad ee aqalka sare

sanater Axmed cabdi dhuxuloow oo ka mid ahaa Xildhibaanada aqalka sare ee DFS kuraastooduna taalo dhuusamareeb ayaa markale maanta ku guulaystay xildhibaan aqalka sare

nuur xasan guutaale oo Musharax ahaa ayaa utanasulay xildhibaan dhagdheer waxuuna helay 86 xildhibaan, sida guddiga ay ku dhawaaqeen

7 xildhibaan ayaana diiday inay doortaan sanaterka, waxuuna sidaas ku noqday Sanatarada cusub.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*