Home Wararka Somaliya Xildhibaan c/xakiin Macalin oo noqday Sanater Aqalka sare

Xildhibaan c/xakiin Macalin oo noqday Sanater Aqalka sare

0

C/xakiin macalin Axmed oo horay u ahaa Xildhibaanada aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa maanta Loo doortay Xildhibaan aqalka sare ama Sanater.

ismaahaan cabdi xusen oo Musharax aheed ayaa shaacisay inay tansushay waxuuna Helay 86 xildhiban oo Baarlamaanka Galmudug.

1 xildhibaan ayaa diiday waxaana ka aamusay laba xildhibaan sida Gudoomiye gacal uu ku dhawaaqay

waana Kursigii 5aad oo la isku tanasulay

Ad
Previous articleSana, zamzam Daahir oo lagu doortay aqalka sare
Next articleKursiga 6aad ee aqalka sare oo Maanta lagu dooray dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here