Home Wararka Maanta Xamaas oo ugu dambeyn fulisay shuruudda Israa’iil iyo xabbad-joojinta oo goor dhow...

Xamaas oo ugu dambeyn fulisay shuruudda Israa’iil iyo xabbad-joojinta oo goor dhow dhaqan-galeysa

0

Dhexdhexaadiyeyaasha wada-hadallada xabbad-joojinta iyo warbaahinta Israa’iil ayaa sheegay in haatan la shaaciyay liiska la heystayaasa ay Xamaas sii deyn doonto.

Israa’iil ayaa sheegtay in ilaa 33 qof oo ay heysatay Xamaas la sii deyn doono.

Waxay qeyb ka yihiin wejiga ugu horreeya ee heshiiska xabbad=joointa waxaana ka mid ah kan ugu yar iyo kan ugu da’da weyn liiska dada ay Xamaas qafaasheen October 7.

Xabbad-joojinta ayaa sidaa daraaddeed lagu wadaa inay goor dhow dhaqan-gasho.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleWasiirkii Amniga Israil oo Is Casilay kadib Fashilkii Ay kala kulmeen Gaza
Next articleJahawareer Culus oo maantay Ka tagaana Dhulkii Carwadii Hore ee Taleex oo Boqolaal Shacab ah ay Daganyihiin