Ururka Al-Shabaab ayaa qirtay in duqeyn ka dhacday duleedka deegaanka Kuunyabarrow ee gobalka Shabellada Hoose lagu dilay Wasiirkii arrimaha Gudaha Ururkaasi Maxamed Maxamuud Mire.
Maraykanka ayaa Maxamed Mire iyo dhawr istaafkiisa ah oo la socotay ku duqeeyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Maxamed Mire ayaa lagu xusuustaa inuu ahaa maskaxdii ka dambaysay asaaska laanta Al-Shabab ee Puntiland.
Ad