Home Wararka Maanta Mid kamid ah Wasiiradii ugu Daacadsanaa Xasan shiikh oo Goordhow Xilka Laga...

Mid kamid ah Wasiiradii ugu Daacadsanaa Xasan shiikh oo Goordhow Xilka Laga Qaaday

0

Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa ceyriyey maanta Cabdirisaaq Max’ed oo ahaa wasiirkii Batroolka oo uu kalsooni kuqabay, waxaana sidoo kale qorsheyn bedelka 2 kamid ah wasiirada hadda aadka u difaaca aragtida madaxweynaha.

Isku dayo xalay xilka loogu badbaadin lahaa Cabdirisaaq ayuu si cad u diiday Madaxweyne Xassan Sheikh, iyagoo isku maandhaafay habka qeybsiga xaquuqal qalqalin (Sing-bounds), oo lakala qarsaday, laysna ogaaday.

Cabdirisaaq ayaa 2-dii sanno ee lasoo dhaafay si xoogan ugu gafijiray cid kasta oo ka aragtida duwan madaxweyne Xassan Sheekh.

Ad