Home Wararka Maanta Madaxweynaha Faransiiska oo ku Dhawaaqay inuu Itooobiya ku Taageerayo Gaarista Niyaha Soomaliya

Madaxweynaha Faransiiska oo ku Dhawaaqay inuu Itooobiya ku Taageerayo Gaarista Niyaha Soomaliya

0

Dawladda Faransiiska ayaa kudhawaaqday in ay taageerayso sidii ay Itoobiya ku gaari lahayd Badda Cas (ITOOBIYANKU waxay doonayaan Saylac oo ku aadan Baabu-Mandab), oo ay xaq ugu yeelan lahayd joogitaan rasmi ah oo ciidanka Badda Itoobiay ay uga howlgalayaan Bad aysan laheyn.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa taageero milateri,mid dhaqaale & Siyaasadeedba u balan-qaaday Itoobiya, intii ay wadajirka shirka jaraa’id u hayeen Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed shirkoodii ka dhacay magaalada Addis Ababa.

Faransiiska, waxay diideen bishii April ee sannadkan in golaha Ammaanka ee QM cambaareeyo talaabadii ay Itoobiya Is afgaradka kula gashay dhinaca Somaliland, taas oo bilowgii MW Xassan Sh ku sheegay xadgudub madaxbanaanida ah, balse dib ka aqbalay.

Ad
Previous articleXutiyiinta oo Gantaalo ku Gaaracay Caasimada Israil
Next articleDagaal Qaraar oo maantay Ka dhacay Gobalka Mudug