Home Wararka Caalamka Rag sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Maantay Muqdsho lagu qabtay

Rag sare oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Maantay Muqdsho lagu qabtay

0
Ciidamada Nabad-sugidda Soomaaliya oo maanta howlgal ka sameeyay magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay laba xubnood oo ka tirsan kooxd Al-Shabaab, sida lagu shaacitat warsaxaafadeed kasoo baxay hay’adda/

Laba xubnood oo sawirradooda lasoo bandhigay ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegay Kooshin Maxamuud Axmed iyo Keyse Faarax Xasan(Axmed yare)sida lagu sheegay warka kasoo baxay NISA.

Kooshin ayaa kooxda u qaabilsanaa isbitaalada iyo bukaanadooda la keeno magaalada Muqdisho, halka Kayse lagu eedeeyay inuu dhaqtar u shaqeynayay Al-Shabaab, uuna qaabilsanaa n daaweynta bukaanadooda jooga degmada Jilib sidoo kale waxaa NISA ay sheegtay inuu Adeer u yahay horjoogaha khawaarijta ee arrimaha Siyaasadda Xuseen Fiidow.

“Haya’adda NISA waxa ka go’an ciribtirka cadowga khawaarijta ah ee beegsanaya dadka Shacabka soomaaliyeed iyo cid walba oo kaalin ku leh la shaqayntooda” ayaa lagu yiri qoraalka.

NISA ayaa sidaan oo kale todobaadkii hore gacanta ugu soo dhigtay Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali oo loo haysto inay saddex nin oo ganacsato ahaa dhowaan ay ku dileen degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir.

Horay ayaa sidaan oo kale ayaa gacanta loogu soo dhigay eedeysanayaal loo haysto inay dileen ganacsato xirtay Kaamirooyinka CCTV oo ay ku amartay dowladda Soomaaliya.

Ganacsatada ayaa dhibanayaal u noqday amarkaas, waxayna beegsi kala kulmeen kooxda Al-Shabaab oo dil ku bilowday, sidoo kalena qarxisay goobo ganacsi oo ku yaal caasimada.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleXasan Shiikh oo ku adkaaday Qodobkii koowaad iyo Axmed Madoobe oo jawaab laga Sugaayo
Next articleJubaland oo edayn Culus u jeedisay Dowlada Soomaaliya Kadib Talaabadii Shalay