Dowlada Somaliya ayaa kala hadashey dhigeeda Germalka dib u celinta Qaxootiga Somalida ku nool Dalkaasi iyadoo Dowlada Somaliya ay aqbashey qodobkaasi sida uu baahiyay Joornalka ugu afka dheer Germalka ee Bild.
Madaxweynaha Somaliya oo Wareysiga bixiyay isla markana qabtay Shir Jaraa’id ayaa cadeyay in Dowlada ay diyaar u tahay celinta Qaxootiga Dalkaasi ku nool ee aan heysan Sharciga iyo kuwa kale ee aan sameenin isdhex-galka.
Labada Dhinac ayaa ka hadlay sidii loo celin lahaa 60,000 kun oo Qaxootiga ah oo ku nool Germalka kuwaasi oo aanan heysan Wax Sharci ah.
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz wuxuu sheegay in Soomaalida dalkan joogta ay ku jiraan qaar wax barta, qaar shaqeeya, qaar is dhexgal sameeyay, qaar luqadda bartay iwm, kuwaasina aysan arrinka quseynin, balse qaarka Jarmalka inay celiyaan rabaan oo tiro kooban ah ay quseyso.
Wixii ku soo kordha lasoco
Somaliska Berlin