Home Wararka Maanta Axmed Madoobe oo Dib ugu labanaaya Kismaayo Xili Shirkii Golaha Natijo la’an...

Axmed Madoobe oo Dib ugu labanaaya Kismaayo Xili Shirkii Golaha Natijo la’an ku dhamaaday

0

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dib ugu laaban doona magaalada Kismaayo, ka dib iyadoo aan waxba heshiis ah laga gaarin cutubka doorashada Soomaaliya ee ay kawada hadleen madaxda maamulada Koonfurta iyo DFS.

Villa Somalia ayaa maanta doonaysay in lasoo saaro warmurtiyeed gaar ah, balse gadaal ayay kala xumaatay, taas oo kaliftay in dib loo riixo, iyadoo warar is khilaafsan kasoo baxayaan in laga maarmay gabi ahaanba iyo in lasoo saari doono iyadoo Jubbaland maqan tahay, horeyna PL u maqnayd.

Galka doorashada oo muhiim ah, ayaa dhinaca Jubbaland ay sheegtay in aysan mudo kororsi rabin ee ay doorashada maamulada qasab tahay in la qabto, laakiin Villa Somalia ayaa kaxumaatay talaabadan, iyadoo aad iskugu deyday in laga dhaadhiciyo JL aqbalka qaadashada mudo kororsi ay rabaan dhinacyada maamulada kale, balse meelmar waa noqon weyday.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleWaa Imisa xeryaha Ilaa Hada Lagala Wareegay Ciidamada ATMIS?
Next articleShiikh Sharif Khayre iyo Cabdiraxman Cabdishakur oo La Saftay Axmed Madoobe