Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Geerida Xasan nasrullaahi oo lagu Dhawaaqay

War Deg Deg ah: Geerida Xasan nasrullaahi oo lagu Dhawaaqay

0

Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan geerida hugaamiyihii Xisbullah Xasan Nasrullah, waxaana war ay barta Telegram ku soo daabaceen ururku ay ku xaqiijiyeen in hugaamiyahoodii uu geeriyooday.

“Xurmadle, Madaxii Iska caabinta iyo hugaamiyihii dhowrsanaa, waa uu geeriyooday waxa uuna la joogaa rabigiis,” ayaa lagu yiri warka.

Kooxda ayaa u muuqatay in ay xaqiijineyso in uu ku geeriyooday duqayn ka dhacday Beirut, iyaga oo sheegay in dhimashadiisu ay timid “kadib hawlgal qatartiisa leh oo ay Sahyuuniyiintu ku qaadeen koonfurta magaalada”.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Qarax Culus oo ka Dhacay Muqdisho iyo Dhimasho Badan oo ka Dhalatay