Home Wararka Maanta Maraykanka Oo Ku dhawaaqay inuu Ciidamadiisa Kala Baxaayo….

Maraykanka Oo Ku dhawaaqay inuu Ciidamadiisa Kala Baxaayo….

0

Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in howlgalka uu ka wado Dalka Ciraaq in uu soo afjarayo Bisha September sanadka soo socda 2025ka, Xukuumadda Baqdaad ayaa dhowr jeer dalbatay in askarta Ameerikaanka ah ay uga baxaan Dalkooda.

Washington waxa ay askarta ka joogta Ciraaq ku sheegtay 2,500 oo Askari balse Dadka sida dhow ula socda ayaa intaas ka badiya ciidankaan maadaama Xeryo dhul baaxad weyn ku yaalla ay ku sugan yihiin.

Ad
Previous articleBeesha Dir oo Maalikii 6aad uu U xiranyahay Garoonka Diyaarada Caabudwaaq
Next articleP.M Xamsa oo Maraykanka Ka Sheegay Dacwa Ka Dhan Ah Itoobiya