Home Wararka Maanta Taliye Sulub Xaflad lagu sabootinaayo oo Muqdisho ka Socata Yaa Lagu Badalayaa?

Taliye Sulub Xaflad lagu sabootinaayo oo Muqdisho ka Socata Yaa Lagu Badalayaa?

0

Xaflad lagu sagootinayo Taliyaha Booliiska Soomaaliya Sareeya Guuto Sulub ayaa haatan ka socota magaalada Muqdisho, waxaana Gen. Sulub loo dalacsiiyey Darajada Sareeyo Gaas.

Waxaa la xaqiijiye in Gen. Sulub uu waayi doono saacadaha soo socda xilka Taliyaha Booliiska Soomaaliya, masa la hubo in shirka beri ee Golaha Wasiirada XFS xilka looga qaadi doono iyo in kale.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa darajada Sareeya Gaas u xiri doono taliyaha Xafiiska baneen doono ee Booliiska Soomaaliya, sidoo kale saraakiil kale oo ka tirsan qeybta Guud ayaa la dalacsiin doona.

Asad Diyaano ayaana la Filaaya inuu Noqdo Taliyaha Booliska Soomaaliya kaas oo Mudo Geed Fadhi U ahaa Xilkaan.

Ad
Previous articlePuntland oo taageero wayn u muujiyay madaxweynihii hore ee HirShabelle
Next articleMaxay Mareykanku ka dhaheen duqeymaha ay is dhaafsanayaan Israa’iil iyo Xisbullah