Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Villa Soomaaliya oo Go,aan kharaar ka Qaadatay Laftagareen

Villa Soomaaliya oo Go,aan kharaar ka Qaadatay Laftagareen

0

Villa Somalia ayaa bilaabaysa dagaal ka dhan ah dhinaca Koonfur Galbeed, gaar ahaana Madaxweyne Laftagareen, sida ay sheegayaan wararka laga helayo shir ka dhacay Madaxtooyada Federaalka.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa u sheegay gudoomiye Aaden Madoobe iyo RW Xamse in Laftagareen ay wada hadli karaan oo kaliya, iyadoo Muqdisho lays kugu yimaado, uusana gorgortan lagaleyn maamul gobaleed oo aan loo joojin doonin, taas oo ah siyaasadii loo isticmaalay Puntland hayeeshee aan waxba laga faa’iidin.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo wargal ah, Madaxtooyada Soomaaliya ayaa mucaaradkii Laftagareen u balamisay Hotelo ay ku shiri doonan, ka dibna doonaysa in Baraawe si xoog ah lagu geeyo, oo halkaas lagu qabto dhoolatus siyaasadeed.

Qaar kamid ah saaxiibada Madaxweyne Xassan Sheikh ayaa sheegay in ay Laftagareen ku go’odoomin doonan Muqdisho, KG-na waxay sheegayaan in ay taas fahamsan yihiin.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleKhilaafka Koonfur Galbeed iyo Soomaaliya oo kasii Daray
Next articleMadaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo si yaab leh uga hadlay masiirka Soomaalida deegaanka