Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal qaraar oo laisku Habeensaday oo Ka Dhacay...

War Deg Deg ah: Dagaal qaraar oo laisku Habeensaday oo Ka Dhacay Galmudug

0

Dagaal qaraar oo la isku habeen saday sababayna dhimasho in ka badan 10 ruux iyo dhaawaca 20 ruux ayaa ka dhacay deegaanka Bali-seenyoone ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkan ayaa dhex maray labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Caabudwaaq iyo Cadaado.

Ad